Akhri
Waa maxay iimaanka dhabta ah? Waa iimaanka kan badbaadiya qof... waa maxay iimaankani?
Yeshuuca wuxuu ina baray inaynaan u tukan sida munaafiqiinta, ama jihayn gaar ah. Laakiin wuxuu ina baray sida loo tukado aabbahayo jannada ku jira.
Sidee qof ugu raaxaysan karaa jacaylka aan shuruudda lahayn ee Ilaah? Wax badan ka baro...
Ilaah wuxuu qof ka dalbanayaa xaqnimada qumman inuu uu aqbalo qofkass. Sidee qof dembiile xaq loogu tirin karaa Ilaah hortiisa?
Masiix waa kuma? Tani waa su'aasha ugu muranka badan taariikhda oo dhan. Qof walba ra'yi buu leeyahay. Laakiin Yeshuuca qudhiisu muxuu yidhi?