Dhegayso

Tawreed, Sabuur iyo Injiil waxay ina barayaan in qiimaha dembi dhaafku uu qaali yahay. Bilasha maaha. Waa maxay qiimaha dembidhaafka? Waa maxay bixinta dembiyadayada?

Yeshuuca wuxuu baray masaalkan naxdinta leh kuwii u maleeyay inay xaq ku yihiin Ilaah hortiisa. 

Ilaaha Caadil ahu sidee buu dembilayaasha u cafiyi karaa oo weli uu caadil ahaan karaa? Xagee ku kulmaan cadaaladii ilaahay iyo naxariistii ilaahay?

Miyaad dareentaa inaad wasakh tahay oo aad ka xishoonayso Ilaah hortiisa? Ma rabtaa inaad nadiif noqoto? Tani adiga ayay khusaysaa