Daawo




Yeshuuca wuxuu baray masaaalkan inuu caddeeyo in xagga camal wanaagsan ninna xaq ma noqon karin Ilaah hortiisa. Weli su'aasha waa in laga jawaabo, Sidee nin xaq loogu tiirin karaa Ilaah hortiisa?
Yeshuuca wuxuu ina baray casharkan ku saabsan naag dhiigbaxaysay 12 sano si uu inoogu caddeeyo in Isaga dhexdiisa waxaa jirta rajo weligeed ah kuwa wasakhaysan ee xishooda




Yeshuuca wuxuu ina baray masaaalkan inuu caddeeyo in dembilayaasha waxay boqortoyaada Ilaah ka hor galayaan kuwa xaq iska dhiga
Tawrat, Sabuur iyo Injiil ayaa ina baraya in qiimaha dembi dhaafku waa qaali. Toobaadkeenku dembi ma saari karo. Sidaas daraadeed, maxaa dembiyadeena inaga saari kara?